Taliye Gorod oo faahfaahin ka bixiyey dagaalkii ka dhacay xerada tababarka Jen. Gordan

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jen. Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa faahfaahin ka bixiyey iska horimaad culus oo maanta xerada tababarka Imaaraadka ku dhexmaray ciidamo ka tirsanaa kuwii xeradaas ku jiray iyo kuwa Milateriga. Jen. Gorod ayaa sheegay in iska horimaadku uu bilowday markii askar ka tirsanayd ciidamada lagu tababaro Xerada Jen. Gordan ay isku dayeen … Continue reading Taliye Gorod oo faahfaahin ka bixiyey dagaalkii ka dhacay xerada tababarka Jen. Gordan